ALSO IN THE NEWS

Sir Culus -Ururadda Xaquuqul Insaanka Somalilan oo shirweyne u tegaya Xamar "Midnimadii Somalia oo dib u soo laabatay"

0
Friday November 27, 2015 - 17:07:13 in Latest News by Super Admin
  • Visits: 13757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sir Culus -Ururadda Xaquuqul Insaanka Somalilan oo shirweyne u tegaya Xamar "Midnimadii Somalia oo dib u soo laabatay"

    Sir muhiima oo Somalilanders.com helay ayaa shaaca ka qaaday iney Ururadda Xaquuqul insaanka Somaliland badankood Muqdisho u tegayaan shirweyne ujeedkiisu yahay in dib loo qaato Midnimadii Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sir muhiima oo Somalilanders.com helay ayaa shaaca ka qaaday iney Ururadda Xaquuqul insaanka Somaliland badankood Muqdisho u tegayaan shirweyne ujeedkiisu yahay in dib loo qaato Midnimadii Somalia.

Ka hor maalinta xuquuqal insaanka aduunka oo ku began 10ka December, ururka uu madaxda ka yahay Xasan Shire Shiikh ee magaciisa la yidhaahdo East and Horn of Africa Human Rights Defenders Network (EHAHRD) wuxuu ku qabanayaa magaalada Muqdishu kulan ay ka soo qaybgalayaan ururo bulshada rayidka ah oo ka socda dhulkii la isku odhan jiray Somalia oo ay ka mid tahay Somaliland. Kulanka oo dhici doona 6 da ilaa 8da December ayaa ah kii u horeeyey ee noociisa ah ee abid ay isugu yimaadaan si midnimo ah ururada Somaliland iyo kuwa Somalia oo ku kulmaya Xamar. Kulanka oo is-dhexgal bulsho ah ayaa looga dan leeyahay in kor loogu qaado midaynta iyo is dhexgalk dadka.

Kulankani wuxuu daba socda kulan hada ka hor is qarsoodi ah loogu qabtay Hargeysa sanadkan oo lagu sameeyey dalad midaysa ururada Somaliland iyo Somalia. 

Shirkan ayaa dhabar jab wayn ku ah qadiyadda Somaliland, wuxuuna cadayn u yahay wadada cusub ee la qaaday hada oo ah in la xoojiyo is dhexgalka bulsho iy in Xasan Shire ku dhex milmay siyaasada Soomalida ee qasan. 

Qoraalada iyo casuumadda uu ururuka EHAHRD oo saldhigiisu yahay Kampala uu u soo diray ururada Somaliland iyo Somalia oo aanu aragnay ayaa sheegay in EHAHRD ay doonayso inay is dhexgeliso xubneheeda Somalia iyo Somaliland. 

Waraaqda casuumada ah ee loo kala diray ururada ayaa cinwaankeedu yahay: "CLAIMING SPACES: TACTICAL TOOLS FOR HUMAN RIGHTS DEFENDERS IN SOMALIA – AN INVITATION TO WORKSHOPS IN CELEBRATION OF INTERNATIONAL HUMAN RIGHTS DAY: 7th – 10th December, 2015”. 

Qoraalka qayb ka mid ahi waxay u qoran tahay sidan: 

"To form new partnerships and joint efforts to increase collaboration and strengthen the voice of civil society in both Somalia and Somaliland”. Macneheeduna waxa weeye "in la abuuro iskaashi cusub iyo dadaal wada jir ah si kor loogu qaado wada shaqaynta iyo xoogga codka bulshada rayidka ah ee Somalia iyo Somaliland ba”.

 "The goal of the forum is to provide a platform to Somali HRDs to build their capacity to use and interact with the regional and international human rights mechanisms, create networks and share experiences and information on good practices.”  Taas oo machnehedu yahay "in yoolka kulanku yahay si uu u siiyo fagare dadka Soomaaliyeed ee u dooda xuquuqal insaanka si loo dhiso awooda ay u leeyihin inay isticmaalaan oo ay dhexgalaan hababka xuquuqal insaank ee heer gobol iyo caalami, u abuuro shabakad iyio inay wadaagaan khibrado iyo xogo ku saabsan dhaqanamad wanaagsan.”

Falkan ayaa ah mid siyaasadeed oo ururada bulshada rayidka ah faraha loogu gelinayo siyaasadda iyo kala qaybsanaanta siyaasadeed oo ay markii hore ka madaxbanaanayeen. 

Kulanka waxa maalgelinaysa Swedish International Development Agency (SIDA). Wuxuuna ka dhacayaa Jazeera Palace Hotel, Mogadish. Ururo dhawr ah oo waa wayn oo Somaliland ka mid ah ayaa lagu casumay oo ka qaybgelin doona kulanka. 

Waa tan nuxurkii ku qoranaa waraaqdii casuumadda ee loo kala diray ururada:

RE: CLAIMING SPACES: TACTICAL TOOLS FOR HUMAN RIGHTS DEFENDERS IN SOMALIA – AN INVITATION TO WORKSHOPS IN CELEBRATION OF INTERNATIONAL HUMAN RIGHTS DAY: 7th – 10th December, 2015 

Greetings from the East and Horn of Africa Human Rights Defenders Project (EHAHRDP) 

Marking one of the most important moments of the human rights movement, the United Nations' (UN) Human Rights Day is annually observed on December 10th in celebration of the adoption of the Universal Declaration of Human Rights. This day will highlight and promote the achievements of human rights defenders (HRDs) as they work tirelessly to see universal human rights norms realized and respected in Somalia and Somaliland. Human Rights Day is also intended to inspire a new generation of defenders to speak up and take action to end discrimination in all of its forms whenever and wherever it is manifested. 

To mark the 2015 Human Rights Day, EHAHRDP with the support of the Swedish International Development Agency (SIDA), will hold a 3-day workshop entitled "Claiming Spaces: Tactical Tools for Human Rights Defenders” with the aim to strengthen the capacity of civil society to increase the awareness of the rights provided for in the UDHR and to serve as a practical tool to human rights defenders working to ensure respect for the rights to which they are entitled under this instrument by taking advantage of the spaces provided at the national, regional and international level.  

The three day forum for HRDs will develop their capacity on using regional human rights mechanisms, engaging and creating networks with other defenders in the country; meeting key representatives of regional mechanisms and exploring new and emerging technologies and strategies that can be used to advance human rights and mobilise communities for human rights promotion. The forum will take place from 6th – 8th December 2015 at Jazeera Palace Hotel, Mogadish. 

The workshop is organized as part of achieving EHAHRDP’s mission to maximize the protection of HRDs working in the sub-region of the East and Horn of Africa and to enhance the awareness of human rights work through linkages with national, regional and international like-minded entities.

EHAHRDP extends this invitation to you to participate in this Forum. A concept note highlighting the objectives of the training is attached to this email for your information. Kindly fill in the registration form attached to this letter 

Please note EHAHRDP will fully cover your expenses including local travel costs, accommodation and a modest per diem for the duration of the training.  

Kindly confirm your participation to Ms. Nuruh Nakiwala via [email protected] or Ms. Kafia Omar on [email protected] on +256-393-265820 by 20th December, 2015 

We are looking forward to securing your attendance. 

Yours sincerely,  

Hassan Shire Sheikh 

EXECUTIVE DIRECTOR




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Copyright © 2009 - 2024 Sunatimes News Agency All Rights Reserved.
Home | About Us | Diinta | Reports | Latest News | Featured Items | Articles | Suna Radio | Suna TV | Contact Us