Xukunka maxkamadda sare ee racfaanka ee Holland, xukunkaasi oo ku saabsan warar iyo qoraallo khalad ah oo laga faafiyey shirkadda Dahabshiil laguna daabacay qoraallada noocaas ah ilaa lix jeer websitekawww.sunatimes.com.
Marka loo eego qoraalladaasi, Dahabshiil waxa lala xidhiidhiyey falal denbiilanimo, kuwa argagixiso, iyo qas iyo dagaal ay kula kacdo saxaafadda.
Xukunkii ay riddey maxkamaddu bishii December 16-dii sannadkii 2014 ee ay ka gaadhay dacwaddii la xidhiidhay arrintan, maxkamadda racfaanka ee 's-Hertogenbosch waxay go’aamisay oo ay xukuntay in aan loo hayn wax caddaymo ah eedaha kor ku xusan ee lagu daabacay website-kaas, sidaasi awgeedna daabacadda iyo faafinta eedaymahaasi inay ahayd magac-dil amma sumcad-dilis.
Maxkamadda racfaanku waxay igu amartay in go’aankani maxkamaddu ku dhawaaqday in aan aniguna ku soo daabacao oo ku faafiyo isla website-kawww.sunatimes.comiyo weliba dhawr website oo kale.
Dahir Abdulle Alasow
Breda
Copyright © 2009 - 2025 Sunatimes News Agency All Rights Reserved. |
Home | About Us | Diinta | Reports | Latest News | Featured Items | Articles | Suna Radio | Suna TV | Contact Us |
Judgement Dutch court of appeal concerning wrongful publications
Judgement Dutch court of appeal concerning wrongful publications about Dahabshiil