Xukunka maxkamadda sare ee racfaanka ee Holland, xukunkaasi oo ku saabsan warar iyo qoraallo khalad ah oo laga faafiyey shirkadda Dahabshiil laguna daabacay qoraallada noocaas ah ilaa lix jeer websiteka www.sunatimes.com.

Marka loo eego qoraalladaasi, Dahabshiil waxa lala xidhiidhiyey falal denbiilanimo, kuwa argagixiso, iyo qas iyo dagaal ay kula kacdo saxaafadda.

Xukunkii ay riddey maxkamaddu bishii December 16-dii sannadkii 2014 ee ay ka gaadhay dacwaddii la xidhiidhay arrintan, maxkamadda racfaanka ee 's-Hertogenbosch waxay go’aamisay oo ay xukuntay in aan loo hayn wax caddaymo ah eedaha kor ku xusan ee lagu daabacay website-kaas, sidaasi awgeedna daabacadda iyo faafinta eedaymahaasi inay ahayd magac-dil amma sumcad-dilis.

Maxkamadda racfaanku waxay igu amartay in go’aankani maxkamaddu ku dhawaaqday in aan aniguna ku soo daabacao oo ku faafiyo isla website-ka www.sunatimes.com iyo weliba dhawr website oo kale.

Dahir Abdulle Alasow
Breda

In six publications on the website www.sunatimes.com Dahabshiil was associated with criminal acts, terrorism and violence towards the press.

By judgement on 16 December 2014 in summary proceedings the Dutch court of appeal of 's-Hertogenbosch judged that there was not enough evidence for the above mentioned allegations published on the website, and therefore publishing those allegations was defamatory.

The court of appeal ordered me to publish this announcement on www.sunatimes.com and several other websites.

Dahir Abdulle Alasow
Breda

Dahabshiil oo Allafrica laaluush siisay

Published On: Saturday, April, 20 2013 - 16:00:16 This post has been viewed 6338 times

Share this post on: or Else
in Allafrica.com warbixintiisu tahay iidheh iyo dacaayad u Dahabshiil u faafiyay waxaa ka marqaati kacaya marna kuma soo dirin Weerarkii lagu qarxiyay Xarunta weyn ee Dahabshiil ku leedahay Muqdisho,Xanibaadii Alshabaab saartay Xarumaha Dahabshiil ku leedahay Goboladda Koofurta Somalia sida ,Hiiraan,Shabeelada hoose,Bay iyo Bakool.taas oo Warbaahinta dunida oo dhan faafisay sida Reuters,Press TV.

Shirkadda Siyaasadda ku milantay ee Dahabshiil oo sanadahii la soo dhaafay ku dhaceen guuldarooyin iyo dharbaaxooyin is xigay sida uu qoray Wargeyska faafiya sirta ee INDIAN OCEAN NEWS LETTER ayaa taageero ka raadisay Website-ka Allafrica.com kadib markii ay ku guuldareeysatay dagaal ay Warbaahinta madaxabanaan ee Somalia kula jirtay ilaa sanadkii 2009.
Website-ka AllAfrica oo la rumeeysan yahay inuu lacag laaluusha ka qaatay Dahabshiil ayaa todobaadkaan bilaabay inuu barabagaan ku sameeyo Website-ka Sunatimes.com iyo Wariye Dahir Alasow .
Arrimaha ka marqaati kacaya in Website-ka Allafrica noqday sida telefoonada lacagta lagu shubto ama Warbaahinta ku shaqeeysa laaluushka waxaa ka mida qodobadaan.
1-Allafrica.com ma sheegin in dacwada u dhaxeeysa Tifaftiraha Waagacusub Media iyo Shirkadda Dahabshiil ee ka socota Holland laba jeer looga guuleeystay Dahabshiil ayna socoto markii sedexaada balse wuxuu tilmaamay in 27 May ee sanadkaan la sugayo natiijada Maxkamadda { Tani waxay muujisay inuu qoray rabitaanka Maamulaha Dahabshiil,wuxuuna hareer maray dhexdhexaadnimada Warbaahin madaxbanaan}
Halkaan waa Links-yada Maxkamadda Holland ee Guuldarada Dahabshiil ku dhacday labadii Jeer ee Dacwada Maxkamadda.
Halkaan ka akhri Kiiskii Maxkamadda ee Dahabshiil ku fashilantay labada Jeer- Guji labadaan Linki
Vordering Dahabshiil afgewezen Breda , 8-2-2011

Kiiska labaad waa kan ,waxaana la soo gelshay Website-ka Maxkamadda.
LJN: BY5493,Voorzieningenrechter Rechtbank Breda , 254776 / KG ZA 12-536
Datum uitspraak: 29-11-2012
Datum publicatie: 07-12-2012
Rechtsgebied: Civiel overig
Soort procedure: Voorlopige voorziening
Inhoudsindicatie: In deze zaak gaat het over een groot aantal publicaties op internet, waarvoor gedaagde, respectievelijk Stichting ASOJ, journalistieke

2-Allafrica.com wuxuu Warbixintiisa ku sheegay in Website-ka Sunatimes.com leeyahay Dahir Alasow taas oo ka dhigan inuu ku gefay xaquuqda lahaanshaha Sunatimes.com maadama Website-ka ay Shuraako ku yihiin 18 Wariyeyaal Soomaaliyeed.
3- Allafrica wuxuu Sunatimes.com u adeegsaday Small Somali Website Sunatimes taas oo ka dhigan inuu ku hadlay afka Maamulaha Dahabshiil oo ku hungoobay inuu xiro Sunatimes.com balse ku guuleeystay inuu dilo Ahmed Abdullahi Fanah oo ka mid ahaa Tifaftirayaasha Website-ka { Sunatimes hadii uu yahay Website yar muxuu Maamulaha Dahabshiil uga harsan waayay maxaase ku qasbay inuu Malaayiin Dollar ku bixiyo sidii looga saari lahaa Warbixino ku qoran?}
JOURNALISTS LINK DAHABSHIIL TO THE DEATH OF WAAGACUSUB AND SUNATIMES JOURNALISTS - FACTS
Dahabshiil Company threats to the Somali media
4- Allafrica.com waxay Wareeysatay Maamulaha Dahabshiil Abdirashiid Mohamed Daule {Dhiigshiil} iyo Lawyer-kiisa Bird & Bird balse marna ma wareeysan Maamulka Sunatimes.com iyo Lawyerada difaaca ee DEVOS & PARTNERS.Dahabshiil Partners with One of the World's Leading Security Software Corporations http://allafrica.com/stories/201304191325.html
5- ALLAfrica.com wuxuu faafiyay eedeeyn loo jeediyay tifaftiraha Waagacusub.com Dahir Alasow oo la siiyay Abaalmarin loogu aqoonsadayTHE BEST SOMALI INVESTOGATER JOURNALIST laakiin sida sharciga Saxaafadu yahay lama xiriirin Dahir Alasow iyo Lawyeradiisa midna.SOMALIA’S BEST INVESTIGATIVE JOURNALIST AWARDED 2010
6- AllAfrica.com waxay faafiyeen Warbixin Maamulaha Dahabshiil ku sheegay inay heshiis la galeen Shirkadda ugu wanaagsan xaga amaanka Software-ka ee dunida laakiin in hadalkaasi yahay been abuur lagu qaldaa beesha Caalamka iyo Hay''adaha lacagta dhigto warbixinta laguma sheegin magaca Shirkadaas { Maxay tahay sababta loo qarin kara Shirkada lagu sheegay one of the world's leading providers of software security services"
7- in Allafrica.com warbixintiisu tahay iidheh iyo dacaayad u Dahabshiil u faafiyay waxaa ka marqaati kacaya marna kuma soo dirin Weerarkii lagu qarxiyay Xarunta weyn ee Dahabshiil ku leedahay Muqdisho,Xanibaadii Alshabaab saartay Xarumaha Dahabshiil ku leedahay Goboladda Koofurta Somalia sida ,Hiiraan,Shabeelada hoose,Bay iyo Bakool.taas oo Warbaahinta dunida oo dhan faafisay sida Reuters,Press TV.
Bomb hits Somalia's biggest bank after militant threat Reuters
Blast rocks Dahabshiil bank headquarters in Mogadishu - Press TV
Bomb hits Somalia's biggest bank Dahabshiil
http://www.tvcnews.tv/?q=article/bomb-hits-somalias-biggest-bank-dahabshiil
Explosion hits Somalia's Dahabshiil bank headquarters yahoonews
http://news.yahoo.com/explosion-hits-somalias-dahabshiil-
bank-headquarters-170857568.html
http://somalimemo.net/index.php?option=com_content&view=article&id=4892:xarumaha-dahabshiil-ee-qaar-ka-mid-ah-wilaayaat-ka-islaamiga-ah-oo-shaqadii-laga-joojiyay-waamaxay-sababtu-&catid=1:warar&Itemid=95
Xarumaha Dahabshiil Ee Qaar Ka Mid ah Wilaayaat-ka Islaamiga ah Oo Shaqadii laga Joojiyay. Waamaxay Sababtu?
8- Allafrica.com warbixinta lagu qoray waa mid ku dhisan rabitaanka Maamulka Dahabshiil oo doonaya inay bulshada Caalamka qaldaan ,waxaana hubaala inay lacag badan ku bixiyeen maxaa yeelay ,marna laguma soo hadal qaadin Warbixintii INDIAN OCEAN NEWS LETTER ee Ciwaanka looga dhigay Series of hard blows for Dahabshiil.
http://www.africaintelligence.com/ION/business-circles/2013/04/12/series-of-hard-blows-for-dahabshiil,107955308-ART.
Allafrica.com waxaanu leenahay laaluushku waa sun ee marnaba ha macaansan,waxaadna ogaataa in Website-ka Sunatimes.com yahay mid ka baaxad weyn kaaga laga hayaamay ee astaanta u noqday laaluush ku shaqeeynta iyo faafinta warar xaqiiqada ka fog.

By Abdisalan Abdulle Yusuf.

Tifaftiraha guud Sunatimes.com

Sunatimes: Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless
SUNATIMES CONTACT INFO
Political Chief Editor:
Abdi Mohamed
Email : [email protected]

Social Chief Editor:
Abdi Salan Abdulle
Email: [email protected]

Sports Chief Editor:
Sunni Said Saleh
Email: [email protected]

Radio Chief Editor:
Mohamed Osman Sheik
Email: [email protected]

Senior news editor
Faduma Farah Ali
[email protected]
--------------
Senior news editor
Hawo Abdulle Yusuf
[email protected]
--------------------
Senior news editor
Muhiima Ahmed Mohamed
[email protected]
----------------------------
Senior news editor
Sahra Abdi Mohamud
[email protected]

COMMENTS ()
Samaroon siciid says: Saturday, April 20, 2013 at 19:13:09
Now its time the end of Dahabshiil terror company
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
  • © Copy Right www.sunatimes.com 2009-2015 All Rights Reserved.
    Home | About Us | Site Map | Diinta | Reports | Latest News | Featured Items | Articles | Suna Radio | Contact Us