Xukunka maxkamadda sare ee racfaanka ee Holland, xukunkaasi oo ku saabsan warar iyo qoraallo khalad ah oo laga faafiyey shirkadda Dahabshiil laguna daabacay qoraallada noocaas ah ilaa lix jeer websiteka www.sunatimes.com.

Marka loo eego qoraalladaasi, Dahabshiil waxa lala xidhiidhiyey falal denbiilanimo, kuwa argagixiso, iyo qas iyo dagaal ay kula kacdo saxaafadda.

Xukunkii ay riddey maxkamaddu bishii December 16-dii sannadkii 2014 ee ay ka gaadhay dacwaddii la xidhiidhay arrintan, maxkamadda racfaanka ee 's-Hertogenbosch waxay go’aamisay oo ay xukuntay in aan loo hayn wax caddaymo ah eedaha kor ku xusan ee lagu daabacay website-kaas, sidaasi awgeedna daabacadda iyo faafinta eedaymahaasi inay ahayd magac-dil amma sumcad-dilis.

Maxkamadda racfaanku waxay igu amartay in go’aankani maxkamaddu ku dhawaaqday in aan aniguna ku soo daabacao oo ku faafiyo isla website-ka www.sunatimes.com iyo weliba dhawr website oo kale.

Dahir Abdulle Alasow
Breda

In six publications on the website www.sunatimes.com Dahabshiil was associated with criminal acts, terrorism and violence towards the press.

By judgement on 16 December 2014 in summary proceedings the Dutch court of appeal of 's-Hertogenbosch judged that there was not enough evidence for the above mentioned allegations published on the website, and therefore publishing those allegations was defamatory.

The court of appeal ordered me to publish this announcement on www.sunatimes.com and several other websites.

Dahir Abdulle Alasow
Breda

Somali Government reached agreement with Somaliland

Published On: Sunday, April, 14 2013 - 11:53:49 This post has been viewed 8242 times

Share this post on: or Else
Here you can Download the Agreement PDF file - Halkaan hoose kala rogo PDF file ku saabsan heshiiska labada dhinac
Please click here to download the attached file

Ankara (Sunatimes) Somali Federal government had signed an agreement with Somaliland Administration to continue dialogue and co-operation between the two sides.

Somali President Hassan Sheikh Mohamud leading high delegation held talks with Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo in Ankara Turkey.

Acommuniqueissued after two days meeting pointed how the talks will continue:

Sunatimes: Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless
SUNATIMES CONTACT INFO
Political Chief Editor:
Abdi Mohamed
Email : [email protected]

Social Chief Editor:
Abdi Salan Abdulle
Email: [email protected]

Sports Chief Editor:
Sunni Said Saleh
Email: [email protected]

Radio Chief Editor:
Mohamed Osman Sheik
Email: [email protected]

Senior news editor
Faduma Farah Ali
[email protected]
--------------
Senior news editor
Hawo Abdulle Yusuf
[email protected]
--------------------
Senior news editor
Muhiima Ahmed Mohamed
[email protected]
----------------------------
Senior news editor
Sahra Abdi Mohamud
[email protected]

COMMENTS ()
Wiil .X & X says: Sunday, April 21, 2013 at 20:52:51
Good Job all Sunatimes Journalists
Wiil Hiraab says: Tuesday, April 16, 2013 at 17:40:43
You are telling us. That Somaliland lack recognition, but here we can see the realities: Somali goverment talking as equal and talking face to face with the Somaliland. Isn't this recognition? Why if Somaliland not became equal, the Somali goverment is dividing all aid from abroad with them equaly? What you are telling us Waagacusub and what is real happening is quiet different !!!!!! We can see here that other foreign countries who are saying that they did not recognize Somalilana again dealing Somaliland directly/ and giving them aid same as they do with government in Mogadishu.
Tii calasow garcatay kii wasi jirey says: Tuesday, April 16, 2013 at 13:12:21
khaniis calasow dhiladii ku garcatay orodoo ka kici yugaandhiiska habeen iyo maalin wasaya ee dalkaagii haysta hablihiinii wada garciyey ileen awelba isku dadbaad ahaydeene walawen uraysa iyo afrikaan waa isku siidh . somalilandna afkaaga uraya ha ku soo qaadin doofaar iyo eyadbaa iska kaa dhalaye yaa ibnal sharmuuta hadii kale adna sida hooyadaa afrikaanku u waso ayaanu kuu wasi midgahaad tihiin iyo qadhmuunkiinii dalkayaga ka safaynay
Axmed maxmed says: Sunday, April 14, 2013 at 13:07:25
waa godob soomaali oo dhan laga galay heshiiska dhalanteedka ah ee ka dhacay turkiga, waxaana si gaar ah u sii galay beesha hawiye oo lagu aaminay hogaanka dalka soomaaliya iyo midnimadiisa... Cali Khaliif Galaydh Waxaan Waydiinaaya Waadigii Lahaa Hawiye Waa Tol Siyaasadeede Meeday Waxaad Noo Sheegtay Diktoor.???? axmed r
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
  • © Copy Right www.sunatimes.com 2009-2015 All Rights Reserved.
    Home | About Us | Site Map | Diinta | Reports | Latest News | Featured Items | Articles | Suna Radio | Contact Us