ALSO IN THE NEWS

Websites faafiyay sirtii Anonymous oo laga xanibay Jibouti iyo Somaliland.

1
Friday August 10, 2012 - 01:45:46 in Latest News by Super Admin
  • Visits: 3248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Websites faafiyay sirtii Anonymous oo laga xanibay Jibouti iyo Somaliland.

    Shirkad uu maamule ka ahaan jiray hogaamiyaha Al-Shabaab Ahmed Godane oo lagu magacaabo Telesom Somaliland ayaa xanibtay Websiteyada Waagacusub.com,Sunatimes.com,qurbejoog.com,halbeegnews.com iyo Galmudugnews.com.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkad uu maamule ka ahaan jiray hogaamiyaha Al-Shabaab Ahmed Godane oo lagu magacaabo Telesom Somaliland ayaa xanibtay Websiteyada Waagacusub.com,Sunatimes.com,qurbejoog.com,halbeegnews.com iyo Galmudugnews.com.

Muqdisho (Sunatimes) Shirkada Dahabshiil oo gacan weyn ka heleysa Madaxweynaha Somaliland Mohamed Ahmed Siilaanyo,Marwada Madaxweynaha Jibouti Khadra Mohamud Xeyd iyo Gudoomiyaha Bankiga Jibouti Jama Mohamud Xeyd ayaa ku guuleeysatay inay Jibouti iyo Somaliland ka xanibto Website-yo faafiyay sirtii kooxda Anonymous kala baxeen Database-ka Shirkadda Dahabshiil.

Kooxda Anonymous waxay Shirkadda Dahabshiil jaanis u siiyeen inay laba bil gudahood ku qirato taageerada ay siiso argagixisada Somalia hasse yeeshee waxay Dahabshiil sii laba laabtay dagaalkii ay kula jirtay Saxaafadda madaxabanaan .

Shirkad uu maamule ka ahaan jiray hogaamiyaha Al-Shabaab Ahmed Godane oo lagu magacaabo Telesom Somaliland ayaa xanibtay Websiteyada Waagacusub.com,Sunatimes.com,qurbejoog.com,halbeegnews.com iyo Galmudugnews.com.

Shirkadaan oo ay shaqaalaheeda u badan yihiin kooxo taageersan Caqiidada Alqaida ayaan la ogeyn sababta ku kaliftay inay Warbaahinta madaxabanaan xanibaad saaraan balse masuuliyiinta ugu sareeysa Telesom waxay sabab uga dhigeen Cadaadis uga yimid Xukumadda Jibouti iyo Maamulka Somaliland.

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ee Somaliland oo ka mida Dahabshiil Group ayaa xanibaad la mida tan Telesom saartay shanta Website ee Somalida leedahay.

Kooxda Anonymous ayaan la ogeyn jawaabta ay ka bixin doonaan Website-yada waaweyn ee dartood loo xiray,sida Website-ka Waagacusub oo loo yaqaan Wikileaks of Somalia.

Shirkadda Isgaarsiinta Telesom Somaliland waxay isticmaashaa afar Server oo yaal Dalka Jibouti ,wuxuuna macluumaadka Servers-kaas yahay sidaan:-

IP PTR A

196.201.207.24 isolutic.com

196.201.207.31 mysmstelesom.com, mytelesom.com

196.201.207.238 aqoonmaal.com, ediiwaan.com

This is the AfriNIC Whois server.

% Note: this output has been filtered.

% Information related to '196.201.207.0 - 196.201.207.255'

inetnum: 196.201.207.0 - 196.201.207.255

netname: TELESOM

descr: Telesom Tower

descr: Bridge road

descr: Hargeisa, Somaliland

country: SO

admin-c: MIM-AFRINIC

tech-c: IOA-AFRINIC

status: ASSIGNED PA

mnt-by: ADJIB-MNT

source: AFRINIC # Filtered

parent: 196.201.192.0 - 196.201.207.255

person: MAHAMOUD ISSA MOHAMED

address: Djibouti Telecom

address: 3 Bd G. Pompidou

address: BP 2105 - DJIBOUTI

address: Republique de DJIBOUTI

e-mail: [email protected]

phone: +253 32 11 13

fax-no: +253 35 90 90

mnt-by: ADJIB-MNT

nic-hdl: MIM-AFRINIC

source: AFRINIC # Filtered

person: ISMAEL OTBAN ALI

address: Djibouti Telecom

address: 3 Bd G. Pompidou

address: BP 2105 - DJIBOUTI

address: Republique de DJIBOUTI

e-mail: [email protected]

phone: +253 321 306

fax-no: +253 30 00 13

mnt-by: ADJIB-MNT

nic-hdl: IOA-AFRINIC

source: AFRINIC # Filtered

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Somaliland wuxuu macluumaadkoodu yahay sidaan:-

% This is the AfriNIC Whois server.

% Note: this output has been filtered.

% Information related to '41.189.228.0 - 41.189.229.255'

inetnum: 41.189.228.0 - 41.189.229.255

netname: SOMTEL

descr: SOMTEL

descr: Somtel Head HQ , 26 June Avenue

descr: Hargeisa, Somaliland

country: SO

admin-c: MIM-AFRINIC

tech-c: IOA-AFRINIC

status: ASSIGNED PA

mnt-by: ADJIB-MNT

source: AFRINIC # Filtered

parent: 41.189.224.0 - 41.189.255.255

person: MAHAMOUD ISSA MOHAMED

address: Djibouti Telecom

address: 3 Bd G. Pompidou

address: BP 2105 - DJIBOUTI

address: Republique de DJIBOUTI

e-mail: [email protected]

phone: +253 32 11 13

fax-no: +253 35 90 90

mnt-by: ADJIB-MNT

nic-hdl: MIM-AFRINIC

source: AFRINIC # Filtered

person: ISMAEL OTBAN ALI

address: Djibouti Telecom

address: 3 Bd G. Pompidou

address: BP 2105 - DJIBOUTI

address: Republique de DJIBOUTI

e-mail: [email protected]

phone: +253 321 306

fax-no: +253 30 00 13

mnt-by: ADJIB-MNT

nic-hdl: IOA-AFRINIC

source: AFRINIC # Filtered

Jibouti waxaa ku taal Shirkadda weyn DJibouti Telecom.

Information related to 'AS30990'

aut-num: AS30990

as-name: ADJIB-AS

descr: DJIBOUTI TELECOM - Internet Service

remarks: import: from AS5511 accept ANY

remarks: export: to AS5511 announce AS30990

remarks: import: from AS8961 accept ANY

remarks: export: to AS8961 announce AS30990

org: ORG-DTS1-AFRINIC

admin-c: MIM4-AFRINIC

tech-c: IOA1-AFRINIC

mnt-by: ADJIB-MNT

remarks: data has been transferred from RIPE Whois Database 20050221

source: AFRINIC # Filtered

organisation: ORG-DTS1-AFRINIC

org-name: DJIBOUTI TELECOM S.A.

country: DJ

org-type: LIR

address: DJIBOUTI TELECOM S.A

03 BD G.POMPIDOU

PO.BOX 2105 DJIBOUTI

REPUBLIC OF DJIBOUTI

phone: +253 35 11 10

phone: +253 35 32 34

fax-no: +253 35 57 57

fax-no: +253 35 32 34

e-mail: [email protected]

admin-c: MIM4-AFRINIC

admin-c: IOA1-AFRINIC

mnt-ref: ADJIB-MNT

mnt-by: AFRINIC-HM-MNT

remarks: data has been transferred from RIPE Whois Database 20050221

source: AFRINIC # Filtered

person: MAHAMOUD ISSA MOHAMED

address: DJIBOUTI TELECOM

address: P.O. BOX 2031

address: DJIBOUTI

phone: +253 31 51 13

phone: +253 81 00 50

fax-no: +253 35 90 90

e-mail: [email protected]

nic-hdl: MIM4-AFRINIC

mnt-by: FT-BRX

remarks: data has been transferred from RIPE Whois Database 20050221

source: AFRINIC # Filtered

person: ISMAEL OTBAN ALI

address: Djibouti Telecom

address: 3 Bd G. Pompidou

address: BP 2105 - DJIBOUTI

address: Republique de DJIBOUTI

e-mail: [email protected]

phone: +253 30 00 13

fax-no: +253 30 00 13

mnt-by: FT-BRX

nic-hdl: IOA1-AFRINIC

remarks: data has been transferred from RIPE Whois Database 20050221

source: AFRINIC # Filtered



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Copyright © 2009 - 2024 Sunatimes News Agency All Rights Reserved.
Home | About Us | Diinta | Reports | Latest News | Featured Items | Articles | Suna Radio | Suna TV | Contact Us