ALSO IN THE NEWS

Dahabshiil oo halis ku noqotay Saxaafada Somalia

1
Monday January 09, 2012 - 04:47:19 in Latest News by Super Admin
  • Visits: 2685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dahabshiil oo halis ku noqotay Saxaafada Somalia

    Dahabshiil markii ay ku guuldareeysatay dacwadii Maxkamadda waxay lacago badan duldhigtay Wariyeyaasha Sunatimes.com,waxayna taasi sababtay In Tifaftiraha guud ee sunatimes Abdisalan Abdulle Yusuf ka cararo Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dahabshiil markii ay ku guuldareeysatay dacwadii Maxkamadda waxay lacago badan duldhigtay Wariyeyaasha Sunatimes.com,waxayna taasi sababtay In Tifaftiraha guud ee sunatimes Abdisalan Abdulle Yusuf ka cararo Muqdisho.

To: United Nation (Case N z9936…)

Deputy Director (Investigations)

Office of Audit and Investigations (OAI)

United Nations Development Programme

220 East 42nd Street, 23rd Floor

New York, NY 10017

USA

CC: Dahabshiil Banks Partners

-----

Coinstar Ireland

Development Bank of Philippines

Trans-fast Remittance LLC

Indus Ind Bank- India

Mea Finance — Morocco

Wegagan Bank- Ethiopia

IME- Malaysia

Ezetop- UAE

al-alami Exchange

Nepal Samsara Money Exchange

United bank of Egypt

Surichange Holland

Instant Cash

Subject: Complaint

Wargelin: Caburin iyo tacadi joogta noqday Halkaan ka akhri English

Dhamaan Saxaafadda madaxabanaan ee dunida iyo beesha Caalamka waxaan jecleeysanay inaan idiin soo gudbinay dukumiintiya cadeeynaya caburin iyo tacadiya joogta noqday oo Shirkadda Dahabshiil Money Transfer ku heyso Warbaahinta madaxa banaan ee ku hadasha afka Somaliga.Dacwada UN-ka halkaan ka Download gareeyso

Dahabshiil Money Transfer oo adeegsaneysa dhaqaala xoogan waxay ku guuleeysatay inay xirto Website-ka sunatimes.com Date: Wed, 27 Oct 2010 11:59:06 -0600.

Lawyers metelayay Dahabshiil ayaa la xiriiray Shirkadda Bluehost ee hosting siineysay Sunatimes laakiin dib ayey Bluehost u furtay sunatimes.com

Dahabshiil lacag badan ayey u adeegsatay xirida Website-ka Sunatimes.com oo ay Shirka ku yihiin 18 Wariyeyaal Somalia oo 17 ka mida ay Afrika joogaan ,midka kalena uu ku nool yahay Europe.waxayna mar labaad ku guuleeysatay inay Website-ka xirto Date: Mon, 13 Dec 2010 17:34:00 -0700

Wada hadal dheer kadib markii Wariyeyaasha Sunatimes.com diideen inay laaluush ka qaataan Dahabshiil waxay Dacwad ku oogtay Wariyaha jooga Yurub balse nasiib wanaag 8 Febaury 2011 waxay Maxkamadda Netherlandse,Breda laashay dacwadii Dahabshiil ku dalbaneysay in laga saaro Warbixino ku jira Sunatimes oo ay u aragtay inay lidi ku yihiin siyaasadooda Somaliland iyo danahooda ganacsi.sida ku cad feeylka numberkiisu yahay Uitspraken:BP3480ee Maxkamada Breda.Halkaan ka booqo Website-ka Maxkamada Holland

http://www.rechtspraak.nl/Organisatie/Rechtbanken/Breda/Nieuws/Pages/Vordering-Dahabshiil-afgewezen.aspx

Dahabshiil markii ay ku guuldareeysatay dacwadii Maxkamadda waxay lacago badan duldhigtay Wariyeyaasha Sunatimes.com,waxayna taasi sababtay In Tifaftiraha guud ee sunatimes Abdisalan Abdulle Yusuf ka cararo Muqdisho.

Dahabshiil waxay mar sedexaad xirtay Sunatimes.com Date: Thu, 17 Mar 2011 12:05:31 -0600,iyadoo wada hadal hoose la gashay Shirkadda Bluehost,sida aan rumeeysanahay.

Website-ka Sunatimes.com oo sedex maalmood xirnaa waxaa loo raray Shirkad cusub oo hosting ah,laguna magacaabo Ileystech.

Lawyers metelaya Dahabshiil ayaa Shirkadda weyn ee hosting-ka la xiriiray,waxayna u gudbiyeen warbixin qaldan oo ay ku sheegayaan in Copyright Violations ku heystaan Sunatimes.com laakiin waxaa warqadooda ay ku qoreen in laga remove gareeyo Articles ay ka mid yihiin kuwii Maxkamadda diiday ee dacwadoodii,sid aad ku arki kartaan Lifaaqa warqada Bird & Bird LLP.

Date: Wed, 27 Apr 2011 10:01:37 +0100 ayey Shirkadda Ileystech xirtay Website-ka sunatimes kadib markii Shirkadda weyn ee Acenet Inc ugu hanjabtay inay ka damin doonto Server-ka.

Inkastoo qofka akhriya warqada dacwadooda ay u cadahay inay dagaal kula jiraan Saxaafadda madaxa banaan hadana arrimaha ugu yaabka badan ee qodobada Dahabshiil ku jira waxaa ka mida in Sunatimes.com laga saaro Xukunkii Maxkamadda Breda Netherlands ka soo baxay oo aan eray laga bedelin iyo warbixin laga sameeyay hees ay soo saartay fanaanad caana oo lagu magacaabo Saado Cali Warsame ,taas oo ay kaga hadlee inay Dahabshiil gacan siiso argagixisada,magaceeda runtaana uu yahay Dhiigshiil.

Tacadiga iyo Caburinta Dahabshiil ma ahan mid ku kooban Sunatimes.com oo kaliya laakiin waxaa la wadaaga 37 Websites oo warsaxaafadeed ay si wada jira u soo saaraan uga cabtay hanjabaadaha joogtada noqday ee Shirkadda Dahabshiil ku heyso,fadlan halkaan ka akhri

http://www.galmudugnews.com/2011/04/13/34-website-oo-warsaxaafadeed-ka-soo-saaray-shirkadda-dhiigshiil/

Dahabshiil xiriirka ay la leedahay AlQaida waxaa lagu soo bandhigay Wikileaks files of Gauntanamo Bay ,Fadlan halkaan ka akhri. http://wikileaks.ch/gitmo/pdf/so/us9so-000567dp.pdf

Sunatimes waa Warbaahin faqiira oo English lagu qoro,waxay heshiis kula jirtaa Google World News oo wararka iyo warbixinada si joogtaa ugu faafisaa.

Sunatimes: Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless

Waxaan sugnaa waa dareenka aad ka bixisaan awood ku faanka joogtada noqday ee Shirkadda Dahabshiil



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Copyright © 2009 - 2024 Sunatimes News Agency All Rights Reserved.
Home | About Us | Diinta | Reports | Latest News | Featured Items | Articles | Suna Radio | Suna TV | Contact Us